Waxa lagayaaba inaadan horay umaqlin khatarta ka iman karta mobile-kaga
hadii uusan wax yabahan laheyn.
1:Back Up
Waa maxay back up?
Back up waa horay usii keyd sasho aad kusamey neyso xogta kujirta mobile-kaaga
Waxaa uu kaa sacidaya/kal meyn doona hadii mobile-kaga lumo ama laxado in aad dib
Ugu ceshan karto xogtaadi/data hadii ad marka hore back up ad sameyso.
Waxa ad usameyn karta back up adigo kuxiriri naya group storages ka kushaqeya
Internetka sida Google Photos Ama Google Drive.
2:Update
Mobile-kagu oo aadan update dhihin waxa ay kugu sababeysa xaalado aan
fududeyn xalintooda mararka qaarna laga yaabo inaad kaguurtid mobile-kagu
Ciladaha ku iman kara mobile-kagu hadii aadan update dhihin waxa kamid ah
Applications kii oo qarkood kushaqeyn waaya, mobile-kii oo cuslada
Iyo in ay hackers ku si dhakhsi leh kujab sadaan Moibile-ka update la anta ah
FG:Mobile lada IOS/IPHONES waa kuwa sida jogtada ah ugu baahan
In marwalba la update gareeyo.
0 Comments